EasySolarPump Calculator

EasySolarPump Calculator

  • Latest Version
  • Somtronics

This app can be used to size Solar Pump. Aapka waxaa loo isticmaali solar bamka

About this app

EasySolarPumpCalculator application is a tool designed to help you and make it easy sizing Off-Grid solar pump system for your home, farm, livestock or business. The application will calculate all necessary calculations to give you accurate results for your solar system.
- Solar Pump size in watt, kW, and hp
- Controller/Inverter size in watt and kW
- Solar array capacity in watts, kW, and number of solar panels needed
- PVC pipe length in inches, meters, and feet.
- Pipe friction in meters, and pressure in PSI
- You can save the results.
Af Somali:
EasySolarPumpCalculator waa aab loogu talagalay inuu ka caawiyo oo uu fududeeyo cabbirka iyo xisaabta nidaamka bamka biyaha qoraxda ku shaqeeyo ee loo isticmaalo beeraha,, xoolaha, ama guryaha. Wuxuu awood u leeyahay in uu kuu fududeeyo dhammaan xisaabta lagama maarmaanka ah, si uu ku siiyo natiijooyin sax ah sida:
- Cabbirka bamka biyaha qorraxda sida watt, kW, iyo hp (horse power)
- Cabirka inferterka sida watt iyo kW
- Cabirka Solar banalka sida watts, kW, iyo tirada solar banalada nidaamka u baahanyhay.
- Dhererka tuubooyinka PVC sida inches, mitirka, iyo cagaha.
- Tuubooyinka qasaaraha ay keeni karto sida inta mitirka, iyo cadaadiska PSI
- Aabka waxuu ku keydinayaa natijada uu soo saaro si markale aad u isticmaashid.

Versions EasySolarPump Calculator